Faahfaahin: Iska horimaad xalay ka dhacay nawaaxiga degmada Matabaan

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya dagaal xalay  degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ku dhexmaray ciidamada amnigga dowladda federaalka iyo Maleeshiyo afduubtay dad shacab ah. Dagaalka ayaa ka dhacay jidka dheer ee Miir-qaasim ee dhinaca galbeed uga baxa Degmada Matabaan, halkaasoo ay ciidamada Boolisku ku weerareen Koox hubeysan oo jidkoogo u dhigtay gaadiid safar ah oo … Continue reading Faahfaahin: Iska horimaad xalay ka dhacay nawaaxiga degmada Matabaan